Scroll to Top

GarsoorNews

Xogaha daahsoon iyo xaqiiqooyinka

September 5, 2017

Sheekh Mustafe Xaaji Ismaciil Haruun (GarsoorNews) — Ummadda Soomaaliyeed inta ay dhawr shay ka xoroobayso Duliga waa ay ku jireysaa waxaana ay kala yahiin qodobadaas kuwan: 1- Caqiidadan qabiilka ee Diin,Wadan,Dhaqan iyo Dadnimaba ka xooga badani inta ay jirto ee ah in reer loo gaaloobo iyadoo waxii xornimo doon ahaa reer lagu dumiyey,waxii ay Soomaaliya dawlad yeelatay...

September 5, 2017

Muqdisho (GarsoorNews) — Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Ibraahin Iidle Saleebaan, ayaa shaqada ka joojiyay 18 Garsoore oo ka tirsan Hay’addaha Garsoorka dalka, kana hawlgalaayay maxkamado ku yaal Magaalada Muqdisho. Wareegto shaqo joojin ah oo ka soo baxday Xafiiska Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka, ayaa lagu faah-faahiyay 18-ka Garsoore ee shaqada laga...

September 5, 2017

Jig-jiga (GarsoorNews) — Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dhiibidii C/kariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax oo la sheegay in dhowaan dowladda Soomaaliya ay u gacan gelisay Itoobiya. Cabdi Maxamuud Cumar ayaa sheegay in Qalbi dhagax uu kasoo jeedo dowlad degaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya, islamarkaana aysan jirin...

September 4, 2017

Bashiir M. Xersi (GarsoorNews) — “HILAADIN”, oo ah dhigane aan qoray, daabiddiisuna socoto, dhawaanna soo bixidoona, ayaa waxaa jira halbeeg la yiraa: “WADAAD MA AHA WALI!” aan ku leeyahay sidan; “War wadaad iyo waliimo, wixii laga yiri ayaa iga deeqa, haddana, sida dadka kale, markay leexdeen ama leexiyaan ama leexsadaan –sida ay u badan yihiin- aragti...

September 4, 2017

Qaahira (GarsoorNews) — Dowladda dalka Masar ayaa si kulul u cambaareysay talaabadii maleeshiyada Shabaab ay ku weerareen Xero ciidamada Dowladda Soomaaliya ay ku leeyihiin Deegaanka Buulo-Guduud ee duleedka magaalada Kismaayo. War qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Masar ayaa la sheegey in Xukuumadda Qaahira, ay siweyn u dhaleeceynayso,...

September 3, 2017

Muqdishu (GarsoorNews) — Baaqa Maamo Khadro Maxamed Cabdi  oo ah xaaska Qalbi-dhagax iyo Fartun Cabdikarim Muuse oo ah gabadhiisa ay dirayaan waa kii ugu dambeeyay baaqyo isdaba joog ah oo laga codsanaayo madaxweynaha Jamhuuriyadda Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo Ra’isul Wasaare Xasan Kheyre in ay ka hadlaan sababta muwaadinka Cabdikarim Muuse(Qalbi-dhagax) loogu...

September 3, 2017

(GarsoorNews) — Shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa lagu amray in aysan warbaahinta la hadli karin ogolaansho la’aan, kaddib warqad ka soo baxday Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Danjire Cali Maxamed Cali. Warqada oo soo baxday dhamaadkii bishii July ayaa waxaa lagu wargeliyay Safiirada, Ergooyinka, Qunsulada in aanay la hadli karin warbaahinta...

September 3, 2017

Kismaayo (GarsoorNews) — Aroornimadii hore ee saaakay ayaa Ciidamo ka tirsan Al-Shabaab waxa ay weerar ku bilaawday qarax Ismiidamin ah ku qaadeen deegaanka Buula Gaduud ee gobolka Jubbada Hoose halkaas oo ay Gacanta ku hayaan Ciidamada Jubbaland. Dagaal qaatay mudo ka badan 2 Saacadood ayaa Buula Gaduud ku dhexmaray ciidamada Shabaab iyo kuwa Jubbaland in kastoo aan...

September 3, 2017

Pyongyang (GarsoorNews) — Dhul gariir ayaa laga dareemay Kuuriyada waqooyi,taasi oo dhalisay in la isla dhex maro war sheegaya in Kuuriya wuqooyi ay tijaabisay markii lixaad hubka Niyukleerka. Khubaro Maraykan ah ayaa waxa ay sheegeen in gariir cabirkiisu yahay 6.3 ah cabirka dhul gariirda lagu qiyaaso laga dareemay wuqooyi bari dalkaasi. Khubarada ayaa waxa ay intaa...

September 3, 2017

CADAADO (GarsoorNews) —Taliska ciidamada xooga Dalka qeybta 21-aad ayaa soo saaray amaro la xiriira adkeynta amaanka guud ee Magaalada Cadaado. Taliska ayaa sheegay in aan hub aan lagu dhex wadan Karin gudaha Magaalada Cadaado. Taliska ayaa tilmaamay in aysan aqbali doonin in ciidamo aan ahayn kuwa amaanka in aysan hub ku dhex wadan Karin gudaha magaalada. C/llaahi Aadan...

September 3, 2017

Cabdulaahi Cismaan Faarax (GarsoorNews) — Saakay aroortii ayaan xaqiijiyay in mujaahid C/kariin Qalbi Dhagax loo dhiibay Dowladda Itoobiya aroortii hore ee maalintii Arbacadda kadib markii aan la hadlay xubno ka tirsan Villa Somalia, sidda ay xogta iigu sheegeen waxaa ay Itoobiya iyo Somalia ku heshiiyeen inaan Qalbi Dhagax loola macaamilin sidii qof afduuban oo kale...

September 3, 2017

Cabdulaahi Cismaan Faarax (GarsoorNews) — Graça Simbine waxaa ay dhalatay 17 cisho kadib geeridii aabaheed, waa qofka ugu yar qoys ka koobnaa 6 caruur ah, waxaa ay ku dhalatay gobalka Gaza ee dalkii la oran jiray  Portuguese East Africa kaas oo casrigaan loo yaqaano Mozambique, waxey ka mid aheyd ardeydii ka faa’iideysatay nidaamkii hormarinta school-adda ka hor...

August 28, 2017

Dr. Maxamed Gacal (GarsoorNews) — Saameynta Warbaahinta ee Bulshada ayaa lagu tilmaamaa awooda ugu sareysa ee ay adeegsadaan dawladaha caalamka ka jira maanta si ay u helaan taageerada Bulshada ugana hortagaan mucaaradka iyo dhaliilaha dadweynaha. Xukuumada Khayre waxaa lagu tilmaamaa tan ugu adeegsiga badan Xukuumadihii soo maray dalka warbaahinta, gaar ahaan Baraha...

August 28, 2017

GarsoorNews (Garoowe) — Madaxweyne kuxigeenka Maamulka Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar ayaa shaqada ka joojiyey Jen, Cabdulqaadir Faarax Shire (EREG) ahaa taliyaha Ciidamada Booliska Puntland. GarsoorNews — Garoowe ...

August 4, 2017

The Somali Cabinet has appointed Mohamed Ali ‘Afgoye’ as the auditor general of Somalia. Afgoye will replace Nur Jimale Farah who’s body guards shot and killed Minister Abbas Siraji on two months ago. The decision was announced by Finance Minister Abdirahman Duale Beyle. Mohamed Ali is the director of Somalia Forward Foundation, a nonprofit organization with headquarters...

July 29, 2017

Everyone knows that black women are the most beautiful women on earth, women with outstanding kind of beauty. When we talk about beauty, we are referring to both inside traits and outside looks and an African woman has it all. All around the world, African women have always stood out among other women. They are very intelligent with very strong and good characters, and...

July 26, 2017

HirShabelle President Ali Abdullahi Osoble has accused Puntland of flooding his state with counterfeit Somali notes plunging traders into massive losses as they hold on to fake notes exchanged for thousands of US dollars. Speaking during a meeting with traders who displayed counterfeit Somali shilling notes estimated in the range of over one hundred million in Beledweyne,...

July 26, 2017

A new French Ambassador to Somalia Antoine Sivan, has presented his credentials to the president of the country Mohamed Abdullahi Farmajo on Tuesday in Mogadishu, July 25. President Farmajo and ambassador Sivan, accompanied by Somalia’s state minister for Foreign affairs, diplomats, held talks on the bilateral relations between the two nations. Somali President whose...

July 25, 2017

BEIRUT — The hijab — one of the most visible signs of Islamic culture — is going mainstream with advertisers, media giants and fashion firms promoting images of the traditional headscarf in ever more ways. Last week, Apple previewed 12 new emoji characters to be launched later this year, one of a woman wearing a hijab. Major fashion brands from American Eagle to...

July 25, 2017

A Canadian man, who earlier this year offered a $2,500 reward for recordings of Muslim students “spewing hate speech during Friday prayers”, was charged Monday with committing a hate crime. Kevin J. Johnston, a former mayoral candidate in Mississauga, just outside of Toronto, was charged with willful promotion of hatred against an identifiable group following “concerns...

July 25, 2017

The African Freedom of Expression Exchange (AFEX) has called on the President of Somalia, Mr Mohamed Abdullahi Mohammed Farmaajo, to ensure that new repressive media bill, which seeks to muzzle freedom of expression rights, both offline and online in the country is not passed by Parliament. The new bill which was adopted on July 13, 2017 has been criticised as an attempt...

July 24, 2017

Kenya and Tanzania  have reopened their borders to allow for clear passage on products imported from both countries bring to an end a trading spat that would have derailed the implementation of the East Africa Community (EAC) protocol. According to a joint statement read by Tanzanian Foreign Minister Augustine Mahiga, Kenya will allow free movement of wheat flour and...

July 24, 2017

Islamic scholars in Somalia have added their voice to condemnation of Israeli’s move to restrict Palestinians from accessing the al-Aqsa mosque in East Jerusalem. In a joint statement Sunday, the Islamic Scholars Union chairperson Sheikh Yusuf Aynte and Sheikh Mohamed Somow said the developments in the al-Aqsa mosque which is Islam’s third holiest site amount to violation...

July 24, 2017

Nigeria’s president has been pictured in London for the first time since he left his homeland almost 80 days ago. President Muhammadu Buhari, 74, came to the UK for treatment for an unspecified illness. On Sunday, he met governors from his party for lunch and was very cheerful, according to a government statement. His absence has led to some anxiety in Nigeria, with...

July 24, 2017

Prime Minister Hassan Ali Khaire escorted by some MPs and the Somali Ambassador to Ethiopia visited Sunday the 114 Somali prisoners released from Jigjiga jails in Ethiopia who arrived in the country Saturday. PM Khaire expressed his delight to see the youth and shared their happiness with them after reuniting with their families. The Premier pointed out there are other...

July 24, 2017

Unknown gunmen has shot and killed a well-known businessman in Abudwak, located north of Somalia’s central region of Galgaduud on Sunday. The trader, Ahmed Bulhan was gunned down by men armed with pistols in the heart of the town, and escaped the scene, before the local security forces arrived, according to sources. The motive behind the murder was reported to be related...

July 24, 2017

A Ugandan minister has said her boss, President Yoweri Museveni, in her view was more intelligent than all members of his cabinet combined. “For the little time I have worked with the president, I find him, a very informed and tolerant leader. I sit in cabinet every Wednesday, but actually I think he is more intelligent than cabinet combined,” Beti Kamya is quoted...

July 24, 2017

Somalia’s Internal Security Minister and chief of the National Intelligence Services Agency (NISA) have warned business and money remittance companies from enabling Al-Shabaab by funding, paying extortion or facilitating the transfer of money for their insurgency in Somalia. Mohamed Abukar Islow, the Minister for Internal Security has said that telecommunication and...

July 23, 2017

The US State Department said that al Qaeda’s branch in East Africa has prospered over the past year “due largely to lapses in offensive counterterrorism operations during 2016.” Additionally, State noted that Somali security forces “remained incapable of securing and retaking towns from al-Shabaab independently,” and while not explicitly stated, hinted that the...

July 23, 2017

Ethiopia and Djibouti on Friday vow to further bolster cooperation security and defence areas between the two countries. The state-owned Ethiopia Broadcast Corporation reported that the joint defence committee of the two nations commenced in Addis Ababa, Ethiopia. Ethiopia and Djibouti established a joint defence committee in 2011 and had been closely working to ensure...