Scroll to Top

GarsoorNews

Xogaha daahsoon iyo xaqiiqooyinka

January 9, 2017

BALADWEYNE (Garsoor Online) — Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa magacaabay Guddoomiyaha degmada Baladweyne, Guddoomiye kuxigeenka degmadaasi iyo Guddoomiye ku xigeenka degmada Matabaan, sida ay SONNA u xaqiijiyeen masuuliyiin ka tirsan Hirshabeelle. Guddoomiyaha Degmada Baladweyne ayaa waxaa loo magacaabay Maxamed Axmed Ibraahim halka Guddoomiye...

January 9, 2017

MUQDISHO (Garsoor Online) — Xildhibaan C/raxmaan Xaaji Aadan (Ibi) oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ahna Musharax u traagan qabashada xilka Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa uu maanta xildhibaanada Baarlamaanka ka horjeediyay Khudbad uu uga hadlayay wax qabadkiisa hadii la doorto. Prof. Ibi oo jeediyay Khudbad dhinacyo badan taabaneysay...