Scroll to Top

GarsoorNews

Xogaha daahsoon iyo xaqiiqooyinka


Farah C/laahi

This user hasn't shared any profile information

January 9, 2017

DHUS-MAREEB (Garsoor Online) — Maamulka Ahlusunna ayaa Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulkaasi waxa ay u magacaabeen Saadaq Sheekh yuusuf Direed oo maanta laga qaaday xilka Madaxweyne ku xigeenka Maamulkaasi. Warbaahinta ayaa maanta horey u sii saadaalineysay in Saadaq Sheekh yuusuf Direed uu noqon doono Guddoomiyaha Baarlamaanka Ahlusunna. Xildhibaanada Baarlamaankan...

January 9, 2017

MUQDISHO (Garsoor Online) — Madxaweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Cosoble oo shir jiraa’id ku qabtay garoonka  diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo kale duwan oo la xiriira Maamulka HirsChabeelle, Xili uu ka soo noqday magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ee uu howlo shaqo  ku tegay. Mudane...

January 9, 2017

MUQDISHO (Garsoor Online) — Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta soo gaba gabeeyay dhageysiga khudbadaha Musharaxiinta u taagan Qabashada xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka, Gudoomiye ku xigeenka koowaad iyo  Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya. Khudabadaha Musharaxiinta Guddoonka Baarlamaanka oo shalay bilaabatay ayaa maanta la soo gaba...

January 9, 2017

BOOSAASO (Garsoor Online) — Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiwalli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa tagay degmada Qandala ee gobolka Bari, oo lagala wareegay kooxda Daacish. Wafdiga madaxweynaha maamulka Puntland oo ay kamid ahaayeen xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Puntland ayaa safarkooda wuxuu ahaa mid si weyn loo hadal hayay labadii maalin ee...

January 9, 2017

DHUS-MAREEB (Garsoor Online) — Madaxweynaha maamulka Ahlu sunna ee goboladda dhexe ayaa xil ka qaadis ku sameeyay mid kamid ah madaxweyne ku xigeenada maamulkaasi. Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha maamulka gobolada dhexe ayaa waxaa lagu shaaciyay in xilkii laga qaaday Saadaq Sheekh Yuusuf oo kamid ahaa madaxweyne ku xigeenada maamulkaasi. Muxidiin Cali Jimcaale...

January 9, 2017

BALADWEYNE (Garsoor Online) — Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa magacaabay Guddoomiyaha degmada Baladweyne, Guddoomiye kuxigeenka degmadaasi iyo Guddoomiye ku xigeenka degmada Matabaan, sida ay SONNA u xaqiijiyeen masuuliyiin ka tirsan Hirshabeelle. Guddoomiyaha Degmada Baladweyne ayaa waxaa loo magacaabay Maxamed Axmed Ibraahim halka Guddoomiye...

January 9, 2017

MUQDISHO (Garsoor Online) — Xildhibaan C/raxmaan Xaaji Aadan (Ibi) oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ahna Musharax u traagan qabashada xilka Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa uu maanta xildhibaanada Baarlamaanka ka horjeediyay Khudbad uu uga hadlayay wax qabadkiisa hadii la doorto. Prof. Ibi oo jeediyay Khudbad dhinacyo badan taabaneysay...

January 9, 2017

BAYDHABO (Garsoor Online) — Guddoomiyaha Degmada Baydhabo ee Gobolka Baay C/laahi Cali Maxamed (Watiin) ayaa waxa uu ka hadlay ammaanka guud ee Magaalada Baydhabo. C/laahi Cali Maxamed (Watiin) Guddoomiyaha Degmada Baydhabo ee Gobolka Baay ayaa waxa uu sheegay ammaanka guud ee Magaalada Baydhabo in uu yahay mid la isku haleyn karo. Guddoomiye Watiin ayaa dhalinyarada...

January 9, 2017

CADAADO (Garsoor Online) — Madaxweynaha Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed, ayaa ka hadlay mooshin ay ka diyaariyeen xildhibaano badan oo ka tirsan baarlamaanka maamulka Galmudug. Jawaabtaan ayuu Cabdikariin Guuleed bixiyay saacado kadib markii mooshin cusub ay ka gudbiyeen xildhibaanada Galmudug. Madaxweynaha Galmudug wuxuu ugu baaqay xildhibaanada baarlamaanka inay...