Scroll to Top

GarsoorNews

Xogaha daahsoon iyo xaqiiqooyinka


Farah C/laahi

This user hasn't shared any profile information

September 13, 2017

Cabdulaahi Cismaan Faarax (GarsoorNews) — Muqdisho iney is badashay waxaa laga garan karaa ficiladda madaxdeeda cusub, shacabka degmadda Warta Nabadda waxa ay asbuucii hore arkeen wax ka duwan wixii ay barteen. Madax iyo shacab wada hadla, madax shacabka dhibka la qeybsata iyo kuwa hantidooda shaqsiga ah ku caawiya waxa ay aheyd wax ku cusub Mr Cilmi iyo Qoyskiisa...

September 13, 2017

Muqdisho (GarsoorNews) — Dood Adag oo ay ka yeesheen Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa soo dhaamaatay , waxaana Xildhibaanada ay sheegeen in Guddi loo saaray Arinta Qalbi Dhagax. Xildhibaanada qaarkood ayaa dooda Baarlamaanka ka sheegay in wareejinta Qalbi Dhagax ay aheyd Sharci daro. Sidoo kale Xildhibaanada qaarkood ayaa sheegay Golaha Wasiiradda Go’aankii ay...

September 13, 2017

 Muqdisho (GarsoorNews) — Waxaa xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday Wariye C/llaahi Cismaan Macalin oo u shaqeynayay Telefishinka Jubbaland, kaasoo ku dhaawacmay qaraxii maalmo ka hor ka dhacay magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan. Wariyahan oo dhaawiciisa aad u cuslaa ayaa loo soo qaaday magaalada Muqdisho, waxaa la dhigay isbitaalka Recep Tayyib Erdogan Ex...

September 13, 2017

MOGADISHU – United States drone strikes killed six members of Al-Qaeda linked Al Shabaab fighters in southern Somalia. ...

September 13, 2017

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) is deeply saddened to learn that journalist Abdullahi Osman Moallim of Jubaland TV succumbed to serious head wounds sustained from suicide blast in Beledweyne town. Abdullahi Osman Moallim died at Recep Tayyip Erdogan Hospital (formerly known Digfeer hospital) in Mogadishu on Wednesday morning, at 4:47am as pronounced by...

September 11, 2017

MOGADISHU (Garsoor Online)– At least two people have been killed and 11 others injured in suicide car bomb explosion in Somali capital Mogadishu. The explosion happened near Wehliye hotel on Maka Al Mukaram road in the capital, killing 2 civilians, police officer Hussein Mohamed said. “We have carried bodies of two civilians and 11 others injured in explosion caused...

September 11, 2017

Bulohawo (Garsoor Online )—Heavily armed Al Shabaab fighters launched gun-and-bomb attack on Somali military camp in town near Kenyan border town, killing several soldiers. Somali-based group of Al Shabaab’s military spokesman, Abdiasis Abu Musab claimed to have killed at least 30 soldiers in the attack on the camp in Bulohawo town. “This morning, we stormed...

September 11, 2017

Bal’ad (Garsoor Online)—Four government soldiers have been killed in ambush attack carried by Al Shabaab fighters near Balcad town, some 30km north of Mogadishu. The attack was claimed by Al Shabaab on its website, saying it killed four Somali military soldiers. The group also said one machine-gun and 3 AK-47s had also been seized during the surprise assault in near...

September 11, 2017

Ururka Al-shabaab ayaa saakay aroortii weerar saf balaaran waxa ay ku qaadeen fariisin Ciidanka Jubbaland ay ku leeyihiin duleedka degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo. Shabaabku waxa ay sheegeen saldhiga Ciidanka Jubbaland ay ku sugnaayeen in dhowr jiho ay ka weerareen, taasina ay sababtay in halkaasi uu ka socdo dagaal qaatay mudo kooban oo Saacad la siman. War Shabaabka...

September 10, 2017

At least 6 people died on Sunday after a suicide bomber blew himself up in a restaurant just outside a senior official’s office in the central Somali city of Beledweyne, police and residents said. The al Qaida-linked al Shabaab group said it was behind the attack. “At least six people died and several others were wounded. A suicide bomber blew up himself in a restaurant,”...

September 10, 2017

Magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa maanta ka dhacay Qarax Ismiidaamin ah. Qaraxa ayaa waxaa geystay ruux isku soo xiray waxyaabaha Qarxa, waxaana uu ka dhacay Afaafta hore ee xarunta maamulka gobolka Maqaayad ku taalla. Goobta uu Qaraxu ka dhacay ayaa waxaa ku sugnaa dad badan. Duqa Magaalada Baledweyne Cali Dhuux Cali Mahad Alle oo la hadlay Idaacadda...

September 8, 2017

MOGADISHU – The US has claimed killing an Al Shabaab fighter in drone strike near Barawe town, some 270 km south of Somalia’s capital Mogadishu. The US Africa Command (Africom) spokesman Anthony Falvo said Thursday’s airstrike had been carried out, adding that it killed an Al Shabaab member near south of the town. “We are in no doubt that an Al Shabaab extremist...

September 6, 2017

MOGADISHU – Roadside explosion targeting Somali military vehicle has killed at least two government soldiers in Afgoye town, about 30 km south of Somalia’s capital Mogadishu. The explosion hit the military convoy in the town, killing at least two soldiers on board, a witness said. “I saw bodies of two soldiers who were taken on board by their colleagues, shortly...

September 6, 2017

MOGADISHU – The US military has carried out a drone strike against an al-Shabab militants in Somalia on Tuesday in southwest of Somalia, killing at least 3 fighters. The U.S. Africa Command said Tuesday’s strike happened in area, some 75 km west of Mogadishu for helping peacekeepers from the African Union Mission in Somalia. “The airstrike was conducted in southwest...

September 6, 2017

NAIROBI — A Kenyan police official says at least four people have been beheaded by suspected al-Shabab extremists based in neighboring Somalia. Larry Kieng, the police chief in charge of Kenya’s coastal region, says the attack took place Wednesday morning in the Bobo area of Hindi village in Lamu County. The attack brings the number of people reported beheaded...

September 6, 2017

Cadaado (GarsoorNews) — Saciid Siyaad Shirwac, Wasiirka Maaliyada Galmudug ayaa dar-daaran daxalgal ah u diray Dhalin-yarada Soomaaliyeed. Wasiirku waxa uu sheegay in dhalinyaradu ay yihiin kuwa iska leh dalkaan, loona baahan yahay in ay u istaagaan wax u qabashadiisa. Daawo Hadal Qiiro leh oo uu jeediyay Wasiir Saciid Siyaad Shirwac: Contact us: Garsoornews1@gmail.com ...

September 6, 2017

Jowhar (GarsoorNews) — Waxaa lagu waddaa saacaddaha soo socda in ay iska diwaan geliyaan Musharaxiinta xilka Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle. Ammaanka Magaalada Jowhar ayaa aad loo adkeeyay, waxaana goobta ay iska diwaangeliyaan Musharaxiinta ku sugan ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM. inta la xaqiijiyay ilaa iyo 4 Musharax ayaa u taagan qabashadda xilka Madaxtinimadda...

September 5, 2017

MOGADISHU – Somali journalists have earlier on Tuesday expressed deep concern about insults and threats made by female secretary for Mogadishu Mayor’s office, Suheyba Mohamed Mukhtar She has been accused of insulting and intimidating tens of local journalists, including women, who were doing their duties, according to reporter Munasar Mohamed. Mohamed laid blame on...

September 5, 2017

Muqdisho (GarsoorNews) — Waxaa xusid mudan in dabayaaqadii bishii Abriil ee sanadkii 2016kii ay qalalaaso iyo rabshado dhib dhimasho, dhaawac iyo barakacba leh ay ka dhasheen  Tuulooyin ku yaala Xuduudda Dowlad Gobaleedka Soomaaliyeed ee Galmudug iyo Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya, ayadoo arinkaas la xalinayo ayaan wadahal u tagnay Magaalada Jigjiga wadaxaajood...

September 5, 2017

Muqdisho (GarsoorNews) — Gaari uu lahaa Xildhibaan ka tirsan Aqalka Sare ee dalka, ayaa lagu weeraray Magaalada Muqdisho,gaar ahaan Degmada Hodan. Senatorka gaarigiisa la weeraray ayaa lagu magacaabaa Xuseen Cali Xaaji, waxaana uu gaarigu marayay meel u dhaw Isbitaalka Masaarida ee ku yaal wadada u dhaxeysa Tarabuunka Iyo Ex- Isbitaal Digfeer . Gabar uu adeer u yahay...

September 5, 2017

Bandhigga wejiga koowaad ee shaqo abuurka dhaliyarada ee Gobolka Banaadir ayaa maanta ka furmay xarunta maamulka Gobolka Banaadir. Qorshahan ayaa lagu shaqaaleynayaa 1000 dhalinyaro ah iyadoo uu maalgelineyso Midowga Yurub, waxaana maamulaya maamulka Gobolka Banaadir. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa sheegay in fursadaha shaqo oo aad u yar marka...

September 5, 2017

Ahmed Guutaale (GarsoorNews) — Sida ku qoran buugga Halgan iyo Hagardaamo ee Ahun Gaashaanle sare Claahi Yuusuf Axmed sanaddii 1984-tii xilligii uu billowga ahaa qaran-jabka Jamhuuriyadda Soomaaliya; ayaa Itoobiya oo ka faaiideysaneysa taageeradii ay siisay jabhaddii SSDF waxa ay Calankeeda surtay degmooyinka Balanbal iyo Galdogob; kadib markii ciidankii XDS; oo dagaal...

September 5, 2017

Muqdisho (GarsoorNews) — Dowladda Isutaga Imaaraadka Carabta ayaa ku soo biirtay Xiisada Siyaasadeed ee ka jirta Soomaaliya, sida ay xaqiijinayaan ila lagu kalsoon yahay. Warku waxa uu intaasi ku darayaa in Imaaraadku ay bixinayaan lacag lagu qiyaasay 3milyan oo la siinayo dhinacyada Mucaaradka ku ah dowladda Madaxweyne Farmaajo. Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka Federaalka...

September 5, 2017

Sheekh Mustafe Xaaji Ismaciil Haruun (GarsoorNews) — Ummadda Soomaaliyeed inta ay dhawr shay ka xoroobayso Duliga waa ay ku jireysaa waxaana ay kala yahiin qodobadaas kuwan: 1- Caqiidadan qabiilka ee Diin,Wadan,Dhaqan iyo Dadnimaba ka xooga badani inta ay jirto ee ah in reer loo gaaloobo iyadoo waxii xornimo doon ahaa reer lagu dumiyey,waxii ay Soomaaliya dawlad yeelatay...

September 5, 2017

Muqdisho (GarsoorNews) — Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Ibraahin Iidle Saleebaan, ayaa shaqada ka joojiyay 18 Garsoore oo ka tirsan Hay’addaha Garsoorka dalka, kana hawlgalaayay maxkamado ku yaal Magaalada Muqdisho. Wareegto shaqo joojin ah oo ka soo baxday Xafiiska Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka, ayaa lagu faah-faahiyay 18-ka Garsoore ee shaqada laga...

September 5, 2017

Jig-jiga (GarsoorNews) — Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dhiibidii C/kariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax oo la sheegay in dhowaan dowladda Soomaaliya ay u gacan gelisay Itoobiya. Cabdi Maxamuud Cumar ayaa sheegay in Qalbi dhagax uu kasoo jeedo dowlad degaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya, islamarkaana aysan jirin...

September 4, 2017

Mogadishu (GarsoorNews) — At least two people have been killed on Monday in roadside bomb explosion near Somalia’s capital Mogadishu, witness said. ...

September 4, 2017

Bashiir M. Xersi (GarsoorNews) — “HILAADIN”, oo ah dhigane aan qoray, daabiddiisuna socoto, dhawaanna soo bixidoona, ayaa waxaa jira halbeeg la yiraa: “WADAAD MA AHA WALI!” aan ku leeyahay sidan; “War wadaad iyo waliimo, wixii laga yiri ayaa iga deeqa, haddana, sida dadka kale, markay leexdeen ama leexiyaan ama leexsadaan –sida ay u badan yihiin- aragti...

September 4, 2017

Qaahira (GarsoorNews) — Dowladda dalka Masar ayaa si kulul u cambaareysay talaabadii maleeshiyada Shabaab ay ku weerareen Xero ciidamada Dowladda Soomaaliya ay ku leeyihiin Deegaanka Buulo-Guduud ee duleedka magaalada Kismaayo. War qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Masar ayaa la sheegey in Xukuumadda Qaahira, ay siweyn u dhaleeceynayso,...

September 4, 2017

Mombasa (GarsoorNews) — Gunmen killed two police officers guarding a church on Kenya’s southern coast on Sunday in an attack that police said bore the hallmarks of Somalia’s Islamist militant group al Shabaab. ...