Scroll to Top

GarsoorNews

Xogaha daahsoon iyo xaqiiqooyinka


Farah C/laahi

This user hasn't shared any profile information

September 19, 2017

Muqdisho (GarsoorNews) — Maamulka Golaha Shacabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa beeniyay in Xildhibaano ay Guddoonka Golaha Shacabka u gudbiyeen mooshin ka dhan ah Xukuumada Soomaaliya. Maamulka Golaha Shacabka ayaa sidoo kale sheegay in uusan jirin mooshin laga gudbiyay Xukuumada, sidoo kale wuxuu meesha ka saaray wararka sheegaya in Xildhibaanada ay...

September 18, 2017

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajowaxaa uu 4-tii June ee sanadkan, Garoonka Koonis ka ballan-qaaday in uu 3 bil gudahood wax uga qaban-doono cadaaladda dalka, isaga oo yiri “Waxaa noogu soo xigta Cadaaladda oo aan ballan idiinka qaaday ammaano iyo amni,  waa hawl is wadata oo aan hadda wadno, caddaaladda soo fiiirsada,...

September 18, 2017

Addis Ababa (GarsoorNews) — Ethiopian Prime Minister, Hailemariam Desalegn, has called on major stakeholders to assist the government to achieve a durable peace among the feuding parties in the Oromia and Somali regional states. ...

September 18, 2017

Baydhabo (GarsoorNews) — War Saxaafadeed ku qornaa Luuqa English-ka oo ka soo baxay Maamulka Koonfur Galbeed, ayaa lagu muujiyay taageerada Koonfur Galbeed ee ku aadan go’aankii Dowladda Sacuudiga iyo qaar ka mid ah Dowladaha Khaliijka ay xayiraada ku saareen Dowladda Qatar. Warka ka soo baxay Koonfur Galbeed, ayaa lagu sheegay go’aankii Dowladda Somaliya ay qaadatay...

September 18, 2017

Muqdisho (GarsoorNews) — Xarunta Wasaaradda Dhalinyarada iyo Cayaaraha maanta waxaa kulan ku yeeshay Wasiirka Dhalinyarada iyo Cayaaraha Khadiijo Maxmed Diiriye iyo Safiirka Jabuuti ee Soonaaliya Aadan Xasan Aadan. Kulanka ayaa sidoo kale waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirk ku xigeenka Wasaaradda, Agaasimaha Wasaaradda, Cayaartoydii hore ee dalka iyo xubno kale. Intii uu...

September 17, 2017

Cabdulaahi Cismaan Faarax (GarsoorNews) — Xamar waa caasimadda qura ee aan 50% la isticmaalin. Muqdisho waxey u xiran tahay Hogamiyaal xisaabsan, Hantilayaal lama taabtaan ah, Cadaan aan cidna u nixin, Carab kuleh cuntaan ku siinaa, Afrikaan amaan sheeganaya iyo igaar kale. Dowladdii waxey hadda leedahay xaafaddo shacab dagan yihiin ayaan rabnaa ee halaga guuro si...

September 16, 2017

Muqdisho (GarsoorNews) — Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal saakay aroortii degaanka Haanta dheer ku dhexmaray Ciidamo ka tirsan Milatariga Soomaaliya iyo ciidamada Xasilinta Caasimadda. Saraakiil ka tirsan ciidamada Milatariga ee ku sugnaa Xaafadda Haanta dheer ee degmada Hodan ayaa sheegay in ciidamada Xasilinta ay saakay aroortii Weerar kusoo qaadeen. Dagaalka...

September 15, 2017

 Jowhar (GarsoorNews) — Guddiga Doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa waxa ay faah faahin ka bixiyeen Doorahsada Madaxweynaha Hirshabeelle, taasi oo la qorsheynayo in maalinta berri oo Sabti ah ay ka bilaabato magaalada Jowhar. Afhayeenka Guddiga Doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle C/wali Sheekh Cali oo la hadlay Idaacadda Risaala ayaa sheegay berri in waqtiga...

September 15, 2017

Addis Ababa (GarsoorNews) —Renewed fighting between armed factions from Ethiopia’s Oromia and Somali regional states has forced hundreds of civilians to flee their homes. The fighting which erupted on Tuesday has displaced at least 600 people from both regions. ...

September 15, 2017

Nin Tuur leh tunkoo ku taalee Tabtoo u seexahaayo Ma la soo tuso Magaceygu waa Ahmed Cawad Saalim“Rabsha” waxaan ahay fannaan Soomaaliyeed waxaan fanka kusoo biiray anigoo 13 jir ah, anigu fanka waxaan ka dhaxlay aabbahay oo ahaa fannaan kabanka aad ugu caanbaxay isaga ayaana garab igu siiyey fanka. Ma sahlana runtii adigoo dhallinyaro ah inaad fanka caan ku noqoto...

September 15, 2017

Qasriga madaxtooyada waa xarun loogu talagalay in looga arrimo guud ahaan dalka waana hooy shacabka ka wada dhaxeeya una furan muwaadin kasta waxaana dhexyaalla kursi loo tartamo afartii sanaba mar. Aqalka madaxtooyada waa meel u baahan in loo dooro shaqaale aqoontoodu sarreyso xirfad iyo waaya aragnimana u leh hab maamuuska iyo dhaqanka wanaagsan ee lagula macaamilo madax...

September 14, 2017

(GarsoorNews) — Cabdulaahi Cismaan Xildhibaan Mustaf Dhuxuloow waxaa uu ahaan jiray siyaasi qunyar socod ah, waxaa lagu tilmaami jiray nin masaakiinta caawiya oo naxariis badan, dadka qaarba yiraahda waa ninkii igu sawirta alifay waase yeelkadood, waxaa kaloo uu ahaa nin ka xisaabsan Baarlamaanka oo xukuumado badan afka ciida u daray. Sanadkaan ma aragtay is badalka...

September 14, 2017

New York (GarsoorNews) — Highlighting complex immediate and long-term challenges in Somalia, the head of the United Nations Assistance Mission in the country (UNSOM) called for practical support, as well as political encouragement to the Somali leadership, both at the Federal and the state levels. ...

September 14, 2017

Addis Ababa (GarsoorNews) — “A warm friendship connects the Ethiopian and American people,” U.S. Secretary of State Rex Tillerson announced earlier this year. “We remain committed to working with Ethiopia to foster liberty, democracy, economic growth, protection of human rights, and the rule of law.” ...

September 14, 2017

Hargeysa (GarsoorNews) — Garoonka Diyaaradaha magaalada Hargeysa ayaa markii ugu horeysay waxaa ka soo degay laba Diyaaradood oo Qaadka Miirooga loo yaqaano ka keenay dalka Kenya. Isku dhac sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa shalay dhexmaray qowmiyadaha Oromada iyo Soomaalida gudaha dalka Itoobiya, taasi oo loo aanaynayo in Qaadkii Itoobiya uu hakad galo. Magaalooyinka...

September 14, 2017

Muqdisho (GarsoorNews) — Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa wareegto maanta xafiiskiisa ka soo baxday waxaa uu xil ka qaadis ku sameeyay Khasnajiga Guud ee dowladda Hoose ee Xamar C/raxiin Iimaan Jimcaale. Guddoomiye Taabid ayaa xilkan u magacaabay Haweeney lagu magacaabo Xamdi Cali Nuur oo horay u aheyd Madaxa Xubinta Khasnajiga...

September 13, 2017

Bashiir M. Xersi (GarsoorNews) — Xaaladda la soo gudboonatay Xasan Daahir Aways qofba dhan iska taag. Mid QABIILku ayida iyo mid aragtida gurracan “DIIN DACAREED” ee uu aaminsan yahay ku raaca. Dhanka kale, qaarbaa uga soo horjeestay inuu GACAN KU DHIIGLE yahay “CAADIFAD BEENA” iyo qaar uga soo horjeestay inay fursad u tahay haybadda Dawladnimo “MAALIN...

September 13, 2017

Cabdulaahi Cismaan Faarax (GarsoorNews) — Muqdisho iney is badashay waxaa laga garan karaa ficiladda madaxdeeda cusub, shacabka degmadda Warta Nabadda waxa ay asbuucii hore arkeen wax ka duwan wixii ay barteen. Madax iyo shacab wada hadla, madax shacabka dhibka la qeybsata iyo kuwa hantidooda shaqsiga ah ku caawiya waxa ay aheyd wax ku cusub Mr Cilmi iyo Qoyskiisa...

September 13, 2017

Muqdisho (GarsoorNews) — Dood Adag oo ay ka yeesheen Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa soo dhaamaatay , waxaana Xildhibaanada ay sheegeen in Guddi loo saaray Arinta Qalbi Dhagax. Xildhibaanada qaarkood ayaa dooda Baarlamaanka ka sheegay in wareejinta Qalbi Dhagax ay aheyd Sharci daro. Sidoo kale Xildhibaanada qaarkood ayaa sheegay Golaha Wasiiradda Go’aankii ay...

September 13, 2017

 Muqdisho (GarsoorNews) — Waxaa xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday Wariye C/llaahi Cismaan Macalin oo u shaqeynayay Telefishinka Jubbaland, kaasoo ku dhaawacmay qaraxii maalmo ka hor ka dhacay magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan. Wariyahan oo dhaawiciisa aad u cuslaa ayaa loo soo qaaday magaalada Muqdisho, waxaa la dhigay isbitaalka Recep Tayyib Erdogan Ex...

September 13, 2017

MOGADISHU – United States drone strikes killed six members of Al-Qaeda linked Al Shabaab fighters in southern Somalia. ...

September 13, 2017

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) is deeply saddened to learn that journalist Abdullahi Osman Moallim of Jubaland TV succumbed to serious head wounds sustained from suicide blast in Beledweyne town. Abdullahi Osman Moallim died at Recep Tayyip Erdogan Hospital (formerly known Digfeer hospital) in Mogadishu on Wednesday morning, at 4:47am as pronounced by...

September 11, 2017

MOGADISHU (Garsoor Online)– At least two people have been killed and 11 others injured in suicide car bomb explosion in Somali capital Mogadishu. The explosion happened near Wehliye hotel on Maka Al Mukaram road in the capital, killing 2 civilians, police officer Hussein Mohamed said. “We have carried bodies of two civilians and 11 others injured in explosion caused...

September 11, 2017

Bulohawo (Garsoor Online )—Heavily armed Al Shabaab fighters launched gun-and-bomb attack on Somali military camp in town near Kenyan border town, killing several soldiers. Somali-based group of Al Shabaab’s military spokesman, Abdiasis Abu Musab claimed to have killed at least 30 soldiers in the attack on the camp in Bulohawo town. “This morning, we stormed...

September 11, 2017

Bal’ad (Garsoor Online)—Four government soldiers have been killed in ambush attack carried by Al Shabaab fighters near Balcad town, some 30km north of Mogadishu. The attack was claimed by Al Shabaab on its website, saying it killed four Somali military soldiers. The group also said one machine-gun and 3 AK-47s had also been seized during the surprise assault in near...

September 11, 2017

Ururka Al-shabaab ayaa saakay aroortii weerar saf balaaran waxa ay ku qaadeen fariisin Ciidanka Jubbaland ay ku leeyihiin duleedka degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo. Shabaabku waxa ay sheegeen saldhiga Ciidanka Jubbaland ay ku sugnaayeen in dhowr jiho ay ka weerareen, taasina ay sababtay in halkaasi uu ka socdo dagaal qaatay mudo kooban oo Saacad la siman. War Shabaabka...

September 10, 2017

At least 6 people died on Sunday after a suicide bomber blew himself up in a restaurant just outside a senior official’s office in the central Somali city of Beledweyne, police and residents said. The al Qaida-linked al Shabaab group said it was behind the attack. “At least six people died and several others were wounded. A suicide bomber blew up himself in a restaurant,”...

September 10, 2017

Magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa maanta ka dhacay Qarax Ismiidaamin ah. Qaraxa ayaa waxaa geystay ruux isku soo xiray waxyaabaha Qarxa, waxaana uu ka dhacay Afaafta hore ee xarunta maamulka gobolka Maqaayad ku taalla. Goobta uu Qaraxu ka dhacay ayaa waxaa ku sugnaa dad badan. Duqa Magaalada Baledweyne Cali Dhuux Cali Mahad Alle oo la hadlay Idaacadda...

September 8, 2017

MOGADISHU – The US has claimed killing an Al Shabaab fighter in drone strike near Barawe town, some 270 km south of Somalia’s capital Mogadishu. The US Africa Command (Africom) spokesman Anthony Falvo said Thursday’s airstrike had been carried out, adding that it killed an Al Shabaab member near south of the town. “We are in no doubt that an Al Shabaab extremist...