Scroll to Top

GarsoorNews

Xogaha daahsoon iyo xaqiiqooyinka


Sacdiyo Ladan Maxamed

This user hasn't shared any profile information

November 26, 2017

Wasiirka kaluumaysiga iyo Kheyraadka badda Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi Xaashi ayaa la xaqiijiyey inay saaran tahay Seefta Ra’iisul Wasaare Xasan Kheyre (Xasan Xaraash) oo maalmahan bilaabay inuu xilalka ka qaado qaar ka mid ah Wasiirada. Wasiirka kaluumaysiga iyo Kheyraadka badda oo Abti dhaw u ah Horjooge Farmaajo ayaa sababta xilka looga qaadayo lahu sheegay inay tahay...

November 26, 2017

Nin aad u jeclaa isxayeysiinta ayaa nin saaxiibkiisa oo dhaqankaas ku ogaa ayaa fariin u soo diray uu ku amaanayo isaga oo ku yiri ” waxaad tahay nin shabaaba oo geesiya oo naftiisa iyo maalkiisa u huray quruxda noloshiisa dambe oo da’ yaraantu aysan ka dhamaaneyn.”. Ninkii ayaa wadanka uu degenaa kala kulmay dabagal aan dhamaad lahayn oo aan muuqan,...

November 20, 2017

Dowlad laangaaba oo haddana maangaaba waa masiibo iyo mas gooda oo madaxtooyada kaa galay, mana hogaamin karto shacab goba oo helitaanka xuquuqdooda dhiig, naf, iyo hanti badan u soo huray.   Hogaamiyaha sare ee dalka ma mooga inuu awooda ku yimid danleey ay gacmo dufan leh dano gaara isku dhaafsadeen, shacabkana waa u muuqataa maanta dadka ku wareegsan iney ka turjumayaan...

August 28, 2017

MOGADISHU –Deadly explosion followed by an ambush attack claimed by Al Shabaab hit Kenyan vehicle carrying military soldiers along Somali-Kenyan border. Kenyan armored vehicle ran over a bomb explosive hidden on the roadside in Dhamase area near the border, killing at least one soldier on board. Kenya’s North Eastern regional Coordinator Mohamud Salah said a KDF soldier...